Kulan Xasaasi ah oo laga yeeshay Dardar Gelinta Dhismaha Wadada Muqdisho Iyo Afgooye (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay safiirrada dalalka Turkiga iyo Qatar, maamulaha Shirkadda Enez iyo taliyaasha booliiska iyo xoogga oo uu wehliyo taliyaha booliiska gobalka Banaadir. Kulanka ayaa intiisa badan looga hadlay dardar gelinta mashruuca dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye iyo sugidda amniga howl-wadeennada … Continue reading Kulan Xasaasi ah oo laga yeeshay Dardar Gelinta Dhismaha Wadada Muqdisho Iyo Afgooye (Sawirro)